IMPROVE YOUR trading

From amateur trader to professional trader in 12 weeks

Create your own system and strategy. No more being consumer  for someones setups

eduction + signals

$50/one time

12 in-depth lessons

Instructional videos

professional trading strategies

MADE BY PROS

Unique program that actually helps

Waxan ku diyaarinay courses aad ku baranayso suuqa stock market ka qaybihiisa kala duwan iyo signalo 90% saxan oo aad ku korin karto account kaaga

LEARN MORE

About the program

We'll turn you into a winner

We trade what we teach

  • Several live streams each day
  • See exactly how we trade what we teach

We stream live across every trading session covering every technical and fundamental forex move in detail as it happens.

Follow our forex trading signals

  • Clear entry and exit trade plans
  • Interactive forex trade ideas

Our team of professionals regularly publish easy to interpret forex signals for you to follow.

Use our professional forex tools

  • Expert advisors (EA) for MetaTrader 4
  • Exclusive indicators available only to members

Our tools were developed by our forex trading team to optimise their own entries and exits. Now you can use them for yourself to give you an edge in the forex market.

key features

waxan ku diyaarinay adeegyo hufan oo aad ku qanacayso ilaa heerka ugu sareeya 95%

Account management

Waxan ku diyaarinay adeegyo hufan oo aad ku qanacayso ilaa heerka ugu sareeya 95%. 

Forex Education

Arday walba oo shabakadena ka mid noqda waxan ugu tala galnay casharo diyaarsan oo tayo leh anaga oo ku barana suuqa forex iyo binary option

Copy trade

Ardaydeena iyo macaamishena waxan u diyaarinay hab maamulka loo yaqaan copy trade taas oo ay awoodi doonan inay faaidadooda la baxan xili kaste oo ay donayan.

Our social media

Macluumaad ka baxsan shabakada waxad ka heli kartaa our youtube [ somali viral ]

VIP signals

Ardaydeena waxan u diyaarinay VIP signals si ay u helaan faaido xoogan ayaga oo waxbarashada ku jira ​

Help & Support

Waxan marwalba ardadeena iyo macamisheena ku xiran website keena ka caawinaynaa cilada soo wajahda 24/5 online ay nahay

REGULAR PRICE

$100

TODAY FOR ONLY

$50/one time

WHAT'S inside

the program is broken into 6 detailed Courses

Course #1

Basic courses with pratical

  • 5 Hours
  • 12 videos
  • Ali Najiib

basic courseka waxan ku barayna ardadeena aasaasiga suuqyada forex, binary option iyo stock market 

COURSE #2

Learn how to analys the makret and repeat it

  • 5 Hours
  • 12 videos
  • Ali Najiib

course kaan waxan ku barayna ardadena sida loo falanqeeyo suuqyada saamiga forex,binary option iyo stock market

COURSE #3

Strike your mind better than ever

  • 5 Hours
  • 12 videos
  • Ali Najiib

qaybta waxad ku baran doonta sida ugu wanagsan ee looga adkaado caqabadaha ka imanaya suuqyada saamiga

COURSE #4

Advance technical and control your trade shots

  • 5 Hours
  • 12 videos
  • Ali Najiib

advance technical coursekan waxad ku baranayna ardadeena sida loogu guulaysto 90% tradeska uu qofka qaadanayo

COURSE #5

Master your emoation control

  • 5 Hours
  • 12 videos
  • Ali Najiib

coursekan waxa uu ka saacidaya ardadeena si ay u xakameen lahayeen emotionkooda ay suuqyada samiyada lagala kulmayo

COURSE #6

Simple strategy and trading ideas

  • 5 Hours
  • 12 videos
  • Ali Najiib

halkan waa meesha ugu wanagsan ee haduu ardayga soo garo uu xaqiininaya aqoontiisa iyo waxtar kiisa tradingka 95%

BUT THAT'S NOT all!

We've included some great bonuses

BONUS #1

Access to a Pro Somviral Private GroupChat

waxad awood u yeelnaysa inad group yadeena aad ka mid noqto si fududna ula macaamisho ardada iyo macalimiinta Somviral

BONUS #2

Adip scing elit One-On-One Consultation With Pro members

waxad helaysa fursad aad si shaqsi shaqsi ah ula xiriiri karto macalimiinta ama ardada adiga oo academyga dhexdiisa shaqada ku fulinaya

BONUS #3

Cheatsheets & Lesson Materials

waxa ku diyaarsan courseska loogu talagalay in ardadena ku bartaan suuqa saamiyada

BONUS #4

Access To Video Library

waxad  halkan ka helaysa library oo ka helayso in kabadan 100 cashar oo recording webinars ah.

GET IT TODAY

Become Professional trader in
Less than 6 Months

waxan ku diyaarinay courses aad ku baranayso suuqa stock market ka qaybihiisa kala duwan iyo signalo 90% saxan oo aad ku korin karto account kaaga .

WHAT TO EXPECT FROM US

How are we going to help you

Daily Live Streams

si maalin laha 4 beri oo ka mid ah ah suuqa inta uu furan yahay waxad helaysa live trading class.

ACCURATE SIGNALS

waxan u diyaarinay signals saxan 85% ilaa 90% si ay awood ugu helan inay koriyaan koontooyinkooda tradingka .

SIMPLE FOREX EDUCATION

waxan u diyaarinay ardadeena casharo tayo heer sare leh taas oo ka saacidaysa barashada suuqyada saamiga .

Live Messaging

waxan ka cawinayna macamisheena iyo ardadeena in messege shaqsi ah ka helan company-ga.

The founder

Meet Macamar

magacaygu waa MACAMAR BEEHAN AHMED . waxan ahay shaqsi si maalin laha u trade gareeya suuqyada saamiyada . waxan khibrada ilaa 4 sano ah u leeyahay ka ganacsiga stock market ka . sidoo kale waxan ahay ikhtiraacaha SOMVIRAL TRADING CO. . 

THEY LOVE US

Our signals result what our Students have to say

Who we've worked with

THEY LOVE US

what our Students have to say

Waxan ku soo biiray halkan aniga oo la daala dhacaya qaasaaro hareeyey account gayga muddo kooban oo an ku qaatay courses iyo live class tayo waxa ii suura gashay inan rumeeyo qayb ka mida riyada trading kayga . thanks my mentor
Mohamed Abdi
forex trader

GET IT NOW!

No matter your skill level, you are ready!

waxan ku diyaarinay courses aad ku baranayso suuqa stock market ka qaybihiisa kala duwan iyo signalo 90% saxan oo aad ku korin karto account kaaga .

FOR ONLY

$50/one time

NEED MORE INFO?

Frequently Asked Questions

forex market waxa uu ka mid yahay suuqayada la isku yiraahdo stock marketka, waa suuqa sarifyada caalimiga quwada lacageed ee dhex talana waxa lagu qiyaasa ilaa 6 tirillion oo dollar 

binary optoin waa suuq ganacsigiisu ku dhisan yahay sadaalinta qiimayasha hanatida stock ga taala . inta badana quwadiisa dhaqaale waxa ay ku xiran tahay 5 suuq ee kale.

stock trading waa ka ganacsiga shares ka companies ka caalamiga ah adiga oo gadanaya shararka companiyashas kadibna faaidada natijada companygas samenyo ay ku xiran tahay.

somviral trading co. waxa uu u diyaariyey macaamishisa iyo ardada academyga fursad ay ku sameen karan maalgashi . ayaga oo maamulanaya hantidooda .

somviral trading co. waxay ay muddo dhaw ay diyaarinaysa nidaam maalgashineed oo ka saacidaya bulshada soomaliyed sidi ay u mal gashan lahayen hantiidona una heli lahayeen faaido la hubo .

waa madal loogu tala galay in looga haqab tiro bulsha waynta soomaliyeed barashada iyo ka ganacsiga suuqyada samiga ee calamka ayaga oo lagu barayo luuqadooda hooyo ee soomaliga.